Afar maalin ka hor, Khamiistii ayaa qoraal lagu soo daabacay bogga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha lagu sheegay in golaha wasiiradu ansixiyeen Heshiisyo ay galayaan dowladaha Soomaaliya iyo Masar, kaas oo ku saabsanaa waxbarashada, warfaafinta, diinta iyo awqaafta iyo dhaqanka.
Sida sharciga ah, heshiisyada ay dowladda Somalia la galeyso dowladaha shisheeye waxaa qasab ah in loo gudbiyo Baarlamaanka, si ay u ansixiyaan, una noqdo mid sharci ah.
Heshiisyadaas oo la sugaayay in la mariyo Baarlamaanka ayuu ra'iisul wasaare Xamze aaday Masar, maantana waxaa bogga rasmiga ah ee OPM lagu daabacay in ay labada dowladood kala saxiixdeen heshiisyo, taas oo ah mid baalmarsan sharciga.
Su'aalaha ku gaddaaman heshiiyadaan ayaa ah "Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya heshiisyadaan maanta ay kala saxiixdeen Masar iyo Soomaaliya iyo kuwii la sheegay in lagu ansiixyay shirkii golaha wasiirrada ay horay u wada gareen Soomaaliya iyo Masar"?.
Sidee heshiis aan Baarlamaanka marin oo golaha wasiirrada kaliya ansixiyeen loola gali karaa dowlad kale, muxuusa yahay danaha gaar ah ee ku jira heshiisyadaan sida deg degga ah qalinka loogu duugay?.
Khubarada sharci yaqaanka ah ee isha ku haya heshiisyadan, sida dhowna ula socdo ayaa qaba in ay noqon karaan kuwo halis ku ah Qarankan hadda kasoo kabanaya burburka, una muuqdaan heshiisyo looga faa'ideysanaayo danaha Somalia ka leedahay Masar iyo kuwo gaar ah intaba, iyagoona sheegay in ay tahay go'aan aan laga fiirsan, loona baahanyahay in ay soo faragaliyaan Baarlamaanka.
Cali Aadan Muumin
weriye cali aadan mumin wanku salamay magacaygu waa cumar cabdalla waxan aahy nin dhalinyara ah oo bartay mihnadda saxaafada majeclayn inaan kushaqeeyo lknse waayahaa ibaday weli xarun warbaahin kama shaayn laknse waan tegay balama badna waa laygaag baxay marka waxn kaa rabaa manta garb ah nin bulshadu taqan ba taahy warbahintana aad looga ixitiraamo ina garab igu siiso inaan noqdo ninku shaqaysta weriyenimada inkastoy dhib badantahy hadana waayahaa nabaday inaan sidaas noqono
ReplyDeletemahadsanid waxan kaa rajaynayaa jawab wafi ah
Dawladnimada maxaad ka fahansatay?
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDelete9999999988899999⁹999999
ReplyDeleteWebsiteka dhismo badana kaaga gartay
ReplyDeleteHadii caawimo ubaahato Waad ila soo xiriiri kartaa
Asc wariye cali aadan waa ku salaamaa
ReplyDeleteWaxaa kuu soo jeedinaa Arin muhim kuu ah
Balsa hadaa ka heshid ii GA mahad cili
Wariye wabsite kaan blog ha badala oo ubadal website WordPress ah una yeel domain and hosting kuna xera Google adses mahadsanid pro